Tacsi Tiiraanyo leh oo ku Socota Cabdinasir Guled oo shalay aabihii ku geeriyooday Magaalada Muqdisho.

0
878

HargeisaPress — Maamulka, Masuuliyiinta, Tifaftirayaasha, Weriyeyaasha, Shaqaalaha Bahda Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin (Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Cumar C/Risaaq Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed, Faysal Maxmaed Cumar, Cabdikariim Qoorgaab. Dhamaan Dadkani Waxay Tacsi  u dirayaan: Cabdinasir Guled oo shalay aabihii ku  geeriyooday Magaalada Muqdisho. Waxaanay Marxuumka ILaahay uga baryayaan  inuu Naxariistii Janno ka waraabiyo, Qoyskii, Qaraabadii  uu ka tagtayna uu Sammir iyo iimaan ka siiyo..Aamiin..Aamin..Aamin..

 

Inna lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun! Inna lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun!

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here