Sool: Guddiga Heer Gobol Ee Ka Hortaga Covid 19 Oo Soo Kormeeray Goobaha Karantiinadda

0
1266

Laascaanood (HP): Guddiga ka hor taga xanuunka Corona Virus ee gobolka Sool ayaa maanta kormeer ku soo maray goobaha loogu tallo galay in lagu daaweeyo laguna Karantiilo dadka laga helo xauunkaasi.

Waxaanay xubnaha guddigaasi soo indho indheeyeen meelo loo qorsheeyay in lagu baadho xaaladda caafimaad, isla markaana lagu xakameeyo haddiiba ay dhacdo in qof laga hello Corona Virus.

 

 

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here