SOOL: Gaadiidka Aan cashuurnayn oo La xeraynayo, DAAWO

0
803

laascaanood , (HargeisaPress) — Ciidamada Booliska Somaliland ee Gobolka Sool ayaa magaalada laascaanood ka bilaabay olole lagu qabqabanayo gaadiidka aan Number-ka SL lahayn ee ka dhex gooshaya Gobolkaasi, kuwaas oo inta badan ka soo gala dhanka maamul Goboleedka Puntland-Somalia.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here