Somaliland: Wasiiro Kormeeray Mashruuca Biyo Balaadhinta Hargeysa + Muuqaal

0
905

Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiiro ay ka mid yihiin madaxtooyada, qorshaynta qaranka iyo biyaha ayaa kormeeray mashruuca biyo balaadhinta Hargeysa oo ka socda duleedka waqooyi ee magaalada Hargeysa, waxaanay bulshada Hargeysa ugu bushaareeyeen in hawl balaadhan oo biyo kordhin ahi ka socoto waqooyiga Hargeysa lana filan doono biyo ku filan Hargeysa.

 

 

 

Maareeyaha Wakaalada biyaha Hargaysa Ibrahim Siyad Yonis oo hor kacayay wasiirada ayaa sharaxaad ka bixiyay halka ay marayso hawsha biya balaadhinta caasimadu, Maareeyaha Wakaalada biyaha Hargaysa Ibrahim Siyad oo siwayn ugu hawlan sidii biyo balaadhin loogu samayn lahaa caasimada Somaliland ee Hargeysa.

 

Halkan ka daawo muuqaalka Wasiirada

 

 

 

 

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here