Hargeisa (Hargeisa Press)- Xukuumadda Somaliland ayaa maanta war ka soo saartay Markab weyn oo sida ilaa 14 Kun oo tan oo shiidaalka Naafatada ah oo todobaadkan soo gaadhay dekeda magaalada Berbera.
Markabkan ayaa waxaa uu siday ilaa 14 Kun oo tan oo Shiidaalka Naafatada ah
Waxaana Shiidaalka Markabkaasi siday iska lahaa Shirkadda lagu magacaabo Taraafu-guura.