Hargeisa (Hargeisa Press)- Xukuumada Somaliland ayaa waxaa ay maanta shaacisay inay dalka keentay qalabka lagu baadhayo xanuunka Coronavirus.
Waxaana sidaasi sheegay Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka ee Somaliland Md Cumar Cali Cabdilaahi Bade oo maanta warbaahinta la hadley.