Somaliland oo Beeraleyda Uga Digtay Ayax Ka Soo Duulay Yemen

0
558

Hargeysa (Hargeisa Press)- Xukuumadda Somaliland ayaa shaacisay inuu dalka soo galay Ayax, dalka ka soo gallay dhinaca xeebaha dalka Yemen.

Wasiirka wasaardda Beeraha Somaliland C/qaadir Iimaan Warsame, oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Ayaxasi, uu dalka ka soo galay dhinaca xeebaha wadanka Yaman.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here