Hargeysa, (HargeisaPress) —Maxkamada gobolka Maroodi Jeex, ayaa maanta xayiraad ku soo rogtay Hoteelka beerta Libaaxyada oo ku yaala Magaalada Hargeysa, Iyadoona Maxkamadu ay xadiday wakhtiyada uu furnaanayo hoteelkaasi.
Home Latest News Somaliland: Maxkamadda Gobolka Maroodi Jeex Oo Xayiraad Ku Soo Rogtay Hoteelka Beerta...