Somaliland: Kooxda Xidigaha Geeska oo si wayn usoo dhaweeyay Fanaaninta Cabdi Casiis Iskalaaji oo Bandhig Faneed ku Qaban doona Hargeysa 14 feb

0
755

Hargeysa, (HargeisaPress) — Kooxda Xidigaha Geeska oo si wayn usoo dhaweeyay Fananka Cabdi Casiis Iskalaaji Fanaaniinta C/casiis Iskalaaji Iyo Ilkacase Oo Kooxda Xidigaha Geesku Si Diiran Ugu Soo Dhaweeyeen oo Bandhig Faneed ku Qaban doona 14 February .

 

Ugu horeyn waxaa halkaa ka hadley gudoomiyaha xidigaha geeska xasan dhuxul laabsaalax oo sheegay inay si diiran ugu soo dhaweynayaan fanaanka Fanaaniinta C/casiis Iskalaaji.

 

 

Warkaas oo dhameystirani waa kan hoose ee daawasho haboon:

 

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here