Somaliland: Wakhtiga La Qabanayo Doorashooyinka Oo Heshiis Laga Gaadhay

0
555

Hargaysa (HP): Guddiga doorashooyinka qaranka Somaliland iyo saddexda xisbi ayaa heshiis ka gaadhay wakhtiga la qabanayo doorashooyinka is-barkan ee golaha Wakiiladda iyo goleyaasha Deegaanka ee Somaliland.

Waxaanay isla qaateen muddo sagaal bilood ah kadib ay dalka ka qabsoomaan doorashooyinka goleyaasha deegaanka iyo golaha Wakiiladda.

Sidaasina waxaa lagu shaaciyay kulan ay maanta si wada jir ah xarunta guud ee guddiga doorashooyinka Somaliland ee magaaladda Hargaysa ugu wada yeesheen hogaanka saddexda xisbi siyaasadeed iyo guddiga doorashooyinka.

Daawo: Qodobadda Go’aanka ay Isla Qaateen Komishanka Doorashooyinka iyo Xisbiyadu:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here