“Sirteenu Khatar Bay Ku Jirtaa, Wax Walba Djibouti Ayaa Haysa” FAYSAL CALI WARAABE

0
2454

Hargeysa, (HargeisaPress) —Gudoomiyaha Xisbiga Mucaarida Ah Ee Ucid Eng: Faysal Cali Waraabe Ayaa Sheegay In Sirtii Somaliland Halis Ku Jirto Isagoona Sheegay In Wax Walba Ay Oo Sir Ah Ay Djibouti Hayso.

Faysal Cali Waraabe Ayaa Xukuumada Somaliland Ugu Baaqay Inay Joojiso Kootada Ay Ganacsigii Isgaadhsiinta Ugu Xidhay Shirkado  Gaar Ah sida SOMCABLE oo kale , Islamarkaana Ay Haboon Tahay In Tartan Loo Galo.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

Hargeisa Press News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY