BRISTOL UK, (HargeisaPress) — Waxaa magaalada Bristol uk laga xusay sanad guuradii 24 ee ka soo wareegtay dib ula soo noqoshadii qaranimada Somaliland maalintuna waxa ku beegnayd 18 may taas oo maalintaasi ay tahay maalin kuwayn shacabka Somalilnad xafladan lagu qabtay Magaalada Bristol waxau ay xaflad loo soo agaasimay si heersar ah goobtaas waxaa ka wariyaha Qarniga wariya Mahdi Xawaadle waxaan madashaas ka soo qayb galay odayaal ,Aqoonyahan ,Latayaha Madaxweynaha Ganisga Axmed Xasan Carwo iyo Maalgashiga , Amb Kaysar Cabdillaahi Maxamed, Wasiirkii Hore ee tegnoolajaya Adan Axmed Warsame,Wasiirkii hore ee Warshadaha Maxamed Saleebaanweyne Suldaan Mahdi Cabdi,Xiidhiyaha jaaliyada Somaliland ee bristol
islamarkaana ah Afhayeenka Gudiga Qabanqaaba 18 may Cumar Aw Cabdi Maxamed kale oo Ka mid ahaa oday Xasan Cali Weyd ,oday Cumarsiyaad maxamud buuni ,Oday Axmed Adan Mooge ,odayaasha caanka ahm ah sida Xasa xuseen Shide ,cCabdirisaaq Gudcur, Ismaciil maxamed ildab,Xuseen Axmed Caydiid ,Maxamed Xuseen(naynuus) Rashiid Cabdillaahi, Cabdi cumar boobe, Maxamed Axmed Mataan, Aadan Muuse Dubad, khaliif Sheekh Cumar,Maxaed Cabdi Fahfahle, Xasan Haaruun, Adan Cumar Xasan , dhamaantood ruurada bulsha rayidka ,urur weynaha Haweenka taas oo aan loo kale hadhin .
Wabilahi Towfiiq
Weriye Mahdi Xawaadle Idaacada bcfm Bristol radio.