Shirkadda Dharka Casriga ah ee DOLLAR STORE Oo Macmiisheeda u Samaynaysa Qiima dhimis Balaadhan

0
2769

HARGEISA , (HargeisaPress) — Shirkadda dharka casriga ah ee Caasimada Hargeysa kamid ah Shirkadaha ugu horeeya ee dhinaca Dharka Dhalinyarada iyo dadka Waaweyn rag iyo dumar DOOLLAR STORE, ayaa qiima dhimis macquul ah usameynaya guud ahaanba Macaamiishooda ku xidhan Dollar Store dhinacyada Labiska Dharka Casriga ah iyo Kabaha iyo waliba noocyada kala duwan ee Cadarrada.

dol

Dhawaaqan qiima dhimista ah ee ay ugu baaqeen Macaamiishooda DOLLAR STORE waxa ay ku wargaliyeen in qiima dhimistani tahey fursad qaaliya oo ay uga faa’ideynayaan macaamiishooda taas oo qeyb ka ah Xidhiidhka iyo tukaameysiga Shirkada iyo dadweynaha u dhexeeya iyadoo qiima dhimistu ku aadan boqolkiiba konton50%.

dolar store

Mulkiilaha Shirkada Dollar Store Axmed Cumar Cali Cismaan (Shiine), oo Shabakada Wararka HargeisaPress, Tafaasiil ka siiyay Qiima dhimista ay u sameeyeen macaamiishooda ayaa sheegay in aaney aheyn markii ugu horeysay ee nooceeda ah oo ay qiima dhimista u sameeyaan Bulshada haseyeeshee, ay tahey mid ay sanado badan usoo bandhigeen Dadweynaha Caasimada iyo kuwa kale ee sida gaarka ah ugu xidhan ee Magaalooyinka dalka,Waxaanay qiima dhimistani bilaabmeysa sabtida todobaadkan soo socdta ee 26/03/2016.

doll

dolar store 2

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here