Shacabka Ku Dhaqan Deegaanka Maqaaxida Inanta Ee Magaalada Hargeysa Oo Cabasho Ka Muujiyay Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Gudaha Somaliland

0
1215

Hargeysa, (HargeisaPress) —Bulshada ku dhaqan deegaanka Maqaaxida Inanta ee magaalada Hargeysa ayaa cabasho xoogan ka muujiyay wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Somaliland Ismaaciil Yare oo ay sheegeen inuu ku haysto dhul ay sheegeen inay leeyihiin.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here