Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya oo Guddi U Saaray Ka Soo Tala-bixinta Qalalaasahii Muqdisho

0
793

Muqdisho (Hargeisa Press) – Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddi ka soo tala bixiya xalka gaadhista qalalaasahii ka dhacay magaalada Muqdisho.

Guddiga oo ka kooban 11 xubnood waxaa guddoonmiye u ah wasiirka amniga gudaha ee Soomaaliya.

Hoos ka akhriso magacyada Guddigan:-

Wasiirka Amniga Xasan Xundubey Jimcaale Guddoomioye

Wasiirka Arrimaha Gudaha Mukhtaar Xuseen Afrax Xubin

Wasiirka Gaanshaandhigga Xasan Xuseen Xaaji Xubin

Mudane Cabdi Sheekh Axmed Rooble Xubin

Wasiiru Dowlaha Amniga Farxaan Cali Axmed Xubin

Wasiir ku xigeenka warfaafinta Cabdiraxmaan Yuusuf (Al-Cadaalla) Xubin

Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid Xubin

Senator Yuusuf Geelle Ugaas (Ugaas dhageey) Xubin

Senator Cabdi Axmed Dhuxulow (Dhagdheer) Xubin

Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Nuur Xubin

Xildhibaan Mahad Maxamed Salad Xubin

LEAVE A REPLY