Guddoomiyaha Baanka Dhexe: “Qiima dhac ayaa ku yimid Shilinka Somaliland…”

0
716

Hargeysa (HP): Gudoomiyaha Baanka dhexe ee Somalilaland Cali C/laahi Daahir, ayaa ka warbixiyay xaaladaha sarifka lacagaha ee dalka.

Waxaanu sheegay guddoomiyaha baanka dhexe in qiimo dhac uu ku yimid lacagta shilinka Somaliland. Kadib ay bulshadu waayadanba ka cabanayso sicir-barar, iyo khal-khal ku yimid sarifka lacagaha.

Cali C/laahi Daahir, guddoomiyaha baanka dhexe ee Somaliland waxa kaloo uu ka hadlay waxyaabaha sababay dhaqaale xumadda dalka soo waajahday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here