Doorashooyinka soo socda ee maalmuhu ka hadheen hadii aynu odorosno aqlabiyada waxa leh axsaabta mucaaridka ah, waliba xisbiyada kulmiye iyo Waddani way isku bar-bar dhacayaan xaga tirada xildhibaanada soo baxaya oo hal ayuun bay is dheer yihiin.
Doorashada xaga gobolada marka la eegayo Xisbiga Waddani ayaa gobolada ugu badan dalka hogaamin doona sida;
Sool , Sanaag iyo Togdheer.
Halka Xisbiga Kulmiye uu hogaamin doono gobolada Awdal iyo Maroodi jeex oo kali ah , saaxilna waxa ay heli doonaan kuraas isku mid ah.
Kulmiye 31
Waddani 30
Ucid 21
Faah-faahinta oo goboleysan
TOGDHEER
Kulmiye 5
Waddani 7
Ucid 3
MAROODIJEEX
Kulmiye 8
Waddani 5
Ucid 7
AWDAL
Kulmiye 6
Waddani 4
Ucid 3
SAAXIL
Kulmiye 4
WADDANI 4
Ucid 2
SANAAG
Kulmiye 4
Waddani 5
Ucid 3
SOOL
Kulmiye 4
Waddani 5
Ucid 3
Total
Kulmiye 31
Waddani 30
Ucid 21
Alle ayaa sida ay noqon doonto og , ee waa sadaal aan ka sameeyey ifafaalaha ay doorashooyinku leeyihiin iyo sida ay shaqsiyan iila muuqato.
Mohamed Abdi Jama
Muxamed Dhimbiil