Nuxurka Kulan Dhex Maray Masuuliyiinta Hay’adda Shaqaalaha Iyo Agaasimayaasha Guud Ee Wasaaraddaha Somaliland

0
1127

Hargeysa,(HargeisaPress) —Masuuliyiinta hay’adda shaqaalaha dawlada ayaa maanta kulan la qaatay agaasimayaasha guud ee wasaaraddaha kala duwan ee Somaliland,waxaana lagaga hadlay arrimo badan oo khuseeya shaqada ay qaranka u hayaan.

https://youtu.be/W4J7hwN4DbU

 

 

 

 

 

LEAVE A REPLY