Muxuu Wasiir Xaglo-Toosiye Ka Yidhi Wada Hadalkii Usoo Dhamaaday Dawlada Somaliland Iyo Kooxda Khaatumo?

0
1441

Hargeysa,(HargeisaPress) —Wasiirka caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed “Xaglo-toosiye” ayaa ka hadlay wada hadalkii dhawaan usoo dhamaaday dawlada Somaliland iyo kooxda Khaatumo,waxaana uu sheegay in uu soo dhawaynayo wada hadalkaas.

sidoo kalena waxa uu wasiir Xaglo toosiye ka hadlay abaaraha dalka ka jira iyo waliba waxyaalaha ay ka wasaaradda ahaan ka qabteen.

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here