Muqdisho: Maxkamad War Ka Soo Saartay Kiiska Ikraan Tahliil

0
407

Muqdihso (HP): Xeer ilaalinta maxkamadda ciidamadda qalabka sida ee dawladd federaalka Soomaaliya ayaa war ka soo saartay kiiskii dilka Ikraan Tahliil Faarax, oo ahayd sarkaalad ka tirsan haayadda NISA.
Xeer ilaaliyaha guud ee maxkamadda ciidamadda gaashaanle sare C/laahi Buulle Kamay, oo galabta shir jaraa’id ku qabtay magaaladda Muqdisho ayaa ka warbixiyay kiiskaasi iyo halka uu marayo.

DAAWO: Warbixinta Gaashaanle Kamey:


Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here