Hargeysa- Muna Cumar waxay ku noohahay xaafada state house ee magaalada hargeysa Muna waxay qabtaa xanuunka dhimirka, mudo ka badan 10 sanadood Nolosheeda waxa gacanta ku haysay hooyadaeed , nasiib daro maanta waa rajo ka dib markii hooyadeed ay geeriyootay.
Xaalad maanta ay ku sugan tahay ayaa ah mid u baahan gurrmadFadlan kala xidhiidh Xaliimo Maxamuud Daahir oo ah habar yarteed.
06335445940 fadlan caawi
HALKAN HOOSE KA DAAWO WARBIXIN MURUGO BADAN