Muna Cumar waa 23 jir 12 sanadood waxay la noolayd xanuunka dhimirka

0
687

Hargeysa- Muna Cumar waxay ku noohahay xaafada state house ee magaalada hargeysa Muna waxay qabtaa xanuunka dhimirka, mudo ka badan 10 sanadood Nolosheeda waxa gacanta ku haysay hooyadaeed , nasiib daro maanta waa rajo ka dib markii hooyadeed ay geeriyootay.

Xaalad maanta ay ku sugan tahay ayaa ah mid u baahan gurrmadFadlan kala xidhiidh Xaliimo Maxamuud Daahir oo ah habar yarteed.

06335445940 fadlan caawi

HALKAN HOOSE KA DAAWO WARBIXIN MURUGO BADAN 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here