Midowga Africa oo War Ka Soo Saaray Muranka Badda Ee Kenya iyo Somalia

0
548

Addis Ababa (Hargeisa Press)- Ururka midowga Africa ayaa qoraal uu soo saaray waxaa uu ka dalbaday dhincyada Soomaaliya iyo Kenya si nabad ah lagu xaliyo muranka xudduuda Badda

Golaha Amniga iyo Nabadda Midowga Afrika ayaa ka codsaday Guddoomiyaha Guddiga Midowga Africa in uu sida ugu dhakhsiyaha badan u magacaabo Ergey gaar ah oo dhinacyada kala shaqeeya sidii loo heli lahaa degenaansho, xal nabdoon, wadatashi iyo wada shaqeynta qaababka gobolka la xidhiidha.

Warkan ka soo baxay Golaha Amniga midowga Africa ayaa ku soo beegmay xili Maxkamada Cadaallada ICJ ay muddo Laba bilood ah dib u dhigtay dhageysiga Dacwadda Labada dal.

Hoose ka akhriso qoraalka ka soo maxay midowga Africa:-

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here