Hargaysa , (HargeisaPress) — Xuska 18 May ee sanada 2015 ayaa maanta guud ahaan looga dabaal degay gobolada iyo degmooyinka kala duwan ee dalka. Caasimada Somaliland ee Hargeysa ayaa saaka laga sameeyey isku soo baxayo balaadhan oo lagu muujinaayo maalinta qaranimada Somaliland.