Washigton (Hargeisa Press)- Foosi Wadaadyare oo ahaa Masuulkii uu dhawaan Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi uu dib ugu celiyay golaha Guurtida, ayaa soo bandhigay sababihii dib loogu celiyay Guurtida.
Masuulkan oo waraysi lala yeeshay ayaa waxaa uu u kala markhaati furay Guddoomiyaha xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro iyo Madaxweyne Biixi, isagoona soo bandhigay siro badan.
Hoos ka daawo muuqaalka waraysi lala yeeshay
https://youtu.be/nOHK9ZnJ1Ww
Hargeisa Press Desk/Hargeisa Office.