Masuulkii Madaxweyne Biixi Dib Ugu Celiyey Guurtida oo Hadley, Una Kala Markhaati Furay Cirro iyo Madaxweynaha+Siro Uu Kashifay

0
548

Washigton (Hargeisa Press)- Foosi Wadaadyare oo ahaa Masuulkii uu dhawaan Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi uu dib ugu celiyay golaha Guurtida, ayaa soo bandhigay sababihii dib loogu celiyay Guurtida.

Masuulkan oo waraysi lala yeeshay ayaa waxaa uu u kala markhaati furay Guddoomiyaha xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro iyo Madaxweyne Biixi, isagoona soo bandhigay siro badan.

Hoos ka daawo muuqaalka waraysi lala yeeshay

Hargeisa Press Desk/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here