Masuuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka oo Hortagay Guddida Joogtada Guurtida

0
500

Hargeysa (Hargeisa Press)- Masuuliyiinta ugu saraysa wasaaradda horrumarnta caafimaadka Somaliland, ayaa maanta hor tegay guddi hoosaadka joogtadda ah ee golaha Guurtidda.

Masuuliyiintaasi, ayaa kala ahaa wasiirka wasaaradda caafimaadka Xasan Gaafaadhi, iyo agaasimaha guud ee wasaaradaasi Dr. Maxamed Cabdi Xergeeye.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here