Marwada Madaxweynaha Oo Dhagax dhigtay Xarun Cusub oo dadka Maskaxda Wax ka qaba lagu daryeeli doono + SAWIRRO

0
913

Hargeysa, (HargeisaPress) β€” Marwada Qaranka Somaliland oo Dhagax dhigta Xarun cusub oo lagu daryeeli doono Dadka Maskaxda ka buka, taasi oo laga hirgelindoono Xaafada Masalaha, dhismeheeda iyo kharashka ku baxayana ay kafaalaqaadeen haweenka gaaroodi oo iyaguna goobjoog ahaa.

marwada oo dhax 3marwada oo dhax4

 

waxa kale oo marwada ku wehelinaayey dhagaxdhigaasi wasiirka Caafimaadka iyo Maayar ku xigeenka Caasimada Mudane Cabdicasiis Caga-weyne ahna ku simaha Maayarka ah iyo Xildhibaano tiro badan oo kale.

marwada oo dhax

marwada oo dhax 5

 

 

 

 

 

 

HargeisaPress News Desk β€” Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

 

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here