Mareeyaha Dekeda Berbera Oo Ka Hadlay Qaabkii Uu U Dhacay Wajigii Labaad Ee Heshiiskii Dekeda Berbera Iyo Qodobada Laga Soo Wada Hadlay

0
841

HARGEISA , (HargeisaPress) —Maareeyaha dekeda berbera mudane Cali Xoor Xoor oo kamid waftigii  tagay dalka imaaraadka carabta si ay uso dhamaystiraan wajigii labaad ee heshiiska dekeda berbera, ayaa waxa uu ka hadlay qaabkii u dhacay wajigii labaad ee heshiiska dekeda berbera  iyo waliba qodobadii laga wada  hadlay intii  uu socday heshiiskaasi.

 

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here