Magaalada Tog Wajaale Oo Caawa Qaybo Ka Mida Dab Qabsaday Xukuumadoo Wax Dabdamisa U Dirin + SAWIRRO

0
1516
Magaalada Tog Wajaale Oo Qaybo Ka Mida Dab Qabsaday

Wajaale, (HargeisaPress) —Magaalada Togwajaale Oo Ah Magaalo Ganacsiyeed Ku Taala Xadka Somaliland Iyo Itoobiya Islamrkaan Ay Taalo Hanti Malaayin Dollar Ah Ayaa caaawa Waxaa Dab Qabsaday Meherado waaweyn Taasi Oo Dabkii Kakacay.

Uu Galaaftay Meherado Balaadhan Wali Aan La Ogayn Kharaasaha Rasmiga Ah Ee Uu Dabku Gaadhsiiyay Hantida Dadka.

Wararka Aanu Ka Helayno Magaalada Wajaale Ayaa Sheegaya In Wali Dabku Socdo Wax Gurmadana Aanay Ka Helin Gabi Ahaanba Dawlada Oo Uu U Horeeyo Maayirka Magaalo Oon Gabi Ahaanba Lahayn Wax Gaadiida Oo Lagaga Hortago Masiibada Dabka.

LA SOCO WARARKA KA SOO KORDHA..

HargeisaPress News Desk – Hargeysa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here