Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Hambalyo U Diray Dhalinyarada Somaliland

0
1076

Hargeysa,(HargeisaPress) —Waxaa gabi ahaanba saaka  siweyn looga xusay guud ahaan gobolada Jamhuuriyada Somaliland maalintii dhagax tuurka dhalinyaraddii UFFO oo ku beegnayd 20.2.1982-kii waxaanay noqotay maalintani maalin loo aqoonsaday maalinta dhalinyarada Somaliland.

Hadaba waxa maanat si balaadhan la isugu Soo Baxay Caasimada Somaliland ee Hargeysa taas oo ciidamada Qarankee kala duwan iyo Waliba arday aad u tiro badan isugu Soo Baxeen Gudaha Wadooyinka Caasimada Hargeysa.

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ahna ku simaha madaxweynaha Somaliland, Oo ka qayb galay xaflad lagu xusayay maalinta dhalinyarada ayaa Hambalyo U Diray Dhalinyarada Somaliland .

HargeisaPress News Desk —Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here