Madaxweyne Ku-Xigeenka oo La Tukaday Dadweynaha Xaafadda Masalaha Ee Hargeysa

0
738

Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa garroonka xaafadda Masalaha ee magaaladda Hargeysa saaka kula tukaday Salaada Ciidal Fidriga.

C/raxmaan Saylici, oo tukashadii salaadda kadib dadweynaha la hadlay ayaa ugu horayn guud ahaanba shucuubta islaamka gaar ahaana bulshadda reer Somaliland gudaha wadanka iyo dibadiisaba.

Waxaanu sheegay in munaasibadda Ciidul-Fidriga ay ka mid tahay maalaha islaamka ugu qiimaha badan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here