Muqdisho (HP): Madaxweynaha dawladda federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa hanbalyeeyay xuska 77 guurrada ka soo wareegtay aasaaskii ururkii dhalinyaradda Soomaaliyeed ee SYL.
Wuxuu sheegay in SYL ay ummada Soomaaliyeed u horseedeen in ay ka dul qaadaan heeryaddii gumaysiga, isla markaana ay baal Dahab ah kaga jiraan sooyaalka taariikhda Soomaaliyeed.
Halkan Ka Daawo hadalka Farmaajo:
Hargeisa Press.com/Hargaysa Somaliland.