Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Hadlay Halgankii Taariikheed Ee SYL

0
693

Muqdisho (HP): Madaxweynaha dawladda federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo  ayaa hanbalyeeyay xuska 77 guurrada ka soo wareegtay aasaaskii ururkii dhalinyaradda Soomaaliyeed ee SYL.

Wuxuu sheegay in SYL ay ummada Soomaaliyeed u horseedeen in ay ka dul qaadaan heeryaddii gumaysiga, isla markaana ay baal Dahab ah kaga jiraan sooyaalka taariikhda Soomaaliyeed.

Halkan Ka Daawo hadalka Farmaajo:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Somaliland.

LEAVE A REPLY