Madaxwaynaha Somaliland Oo Galabta u Socdaalay Dalka Turkiga Iyo Madaxtooyada Oo Ka Warbixisay Ujeedada Socdaalkiisa

0
958

Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxwaynaha Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilanayo ayaa goordhawayd dalka ka dhoofay isaga oo u socdaalay dalka turkiga,ujeedada uu daaran yahay socdaalka madaxwaynaha ayaa wax ka warbixiyay afhayeenka madaxtooyada Somaliland.

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

https://youtu.be/QgADqRKaHX0

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here