Maayirka Caasimada Hargeysa oo Shaacisay Adeeg Cusub oo Ay Soo Kordhiyeen Bulshada

0
690

Hargeisa (Hargeisa Press)- Maayirka caasimadda Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid Soltelco ayaa shaacisay in ay hirgeliyeen adeeg cusub oo wax tar weyn u leh bulshadda.

Adeegan oo loo yaqaano post cord ama sip cord ayaa ah mid lagu diiwaangelinayo degmooyinka caasimadda, meheradaha ganacsiga iyo sidoo kale isticmaalka gaadiidka dadweynaha.

Maayirka ayaa waxaa kale oo uu sheegay in ay dhamaystireen adeegaasi post cord-ka ama Sip Cord.

Geesta kale maayirka ayaa ugu baaqay bulshadda caasimadda in ay iska diiwaangeliyaan degmooyinka caasimadda oo adeegaasi lagu diyaariyay.

Daawo: Shirka Jaraa’id Ee Maayar Soltelco:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here