Maayadka Laascaanood Oo Bulshadda Ugu Baaqay In Ay Xarunta Nafaqaynta Caruurtoodda Geeyaan

0
522

Laascaanood (HP): Maayarka magaaladda Laascaanood ayaa ugu baaqay qoysaska barokaceyaasha ah xarunta nafaqaynta caruurta oo ku taalla cusbitaalka guud ee Laascaanood.
C/casiis Xuseen Taarwale, waxa uu sheegay in xaruntaasi oo ka dhex furan cusbitaalka Laascaanood loogu tallo galay in caruurta lagu nafaqeeyo.
Maayarka Laascaanood oo maanta warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa ayaa ku booriyay bulshadda in ay caruurtoodda geeyaan xaruntaasi.

DAAWO: MAAYARKA OO ARRIMAHAA KA HADLAYA:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here