Maamulka Gobolka Gabiley Oo Hadhimo-sharafeed u Sameeyay Wasiiradii Ka Socday Dawlad Degaanka Soomaalida Itoobiya + Muuqaal

0
837

Gabiley , (HargeisaPress) — Maamulka heer gobol iyo mid degmo ee Gabiley ayaa maanta hadhimo-sharafeed u sameeyay weftigii wasiirrada ahaa ee ka socday dawlad degaanka Soomaalida Itoobiya.

 

Waxaana munaasibadaasi qadadda ahayd hadallo ka jeediyay badhasaabka Gabiley Mustafe Shiine, maayarka Gabiley iyo xubno ka mid ah weftiga ka socda dawlad degaanka Soomaalida Itoobiya.

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here