Gabiley , (HargeisaPress) — Maamulka heer gobol iyo mid degmo ee Gabiley ayaa maanta hadhimo-sharafeed u sameeyay weftigii wasiirrada ahaa ee ka socday dawlad degaanka Soomaalida Itoobiya.
Waxaana munaasibadaasi qadadda ahayd hadallo ka jeediyay badhasaabka Gabiley Mustafe Shiine, maayarka Gabiley iyo xubno ka mid ah weftiga ka socda dawlad degaanka Soomaalida Itoobiya.
https://youtu.be/sUaE36q5RGc
HargeisaPress News Desk — Hargeysa