Hargeysa, (HargeisaPress) —Maamulka dugsiga Nile Academy ee magaalada hargeysa oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskooda magaalada hargeysa ayaa waxay xukumadda Somaliland uga mahad naqeen go’aankii geesinimada lahaa ee ay ka qaateen in uu dalka Somaliland kasii shaqeeyo dugsigu isla markaaan aan dalka laga saarin.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka
HargeisaPress News Desk — Hargeysa
Follow us on Instagram: @Hargeisapress
Follow us on Twitter: @HargeisaP