Maamulka Dugsiga Nile Academy Ee Hargeysa Oo Xukumadda Somaliland Uga Mahad Naqay Go’aanka Ay Ka Qaadatay In Dugsigu Kasii Shaqeeyo Dalka

0
956
News

Hargeysa, (HargeisaPress) —Maamulka dugsiga Nile Academy ee magaalada hargeysa oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskooda magaalada hargeysa ayaa waxay xukumadda Somaliland uga mahad naqeen go’aankii geesinimada lahaa ee ay ka qaateen in uu dalka Somaliland kasii shaqeeyo dugsigu isla markaaan aan dalka laga saarin.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

 

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here