LIVE – TOOS : Xaflad Balaadhan oo lagu Xusayo 18 May Oo Haddda ka Socodta magaaladda London UK + DAAWO SAWIRRADA

0
948

London, (HargeisaPress) — Waxa hadda ka socda xafladdii 18 May ee London oo lagu qabanayo Eastham ee bariga magaalada. Waxa ilaa hadda soo qulqulaya dadka ka imanay meelo kala duwan.dadweynaha ee reer Somaliland oo u debaldegaya sannad guuradii 24 aad ee kasoo wareegtay lasoo noqoshada qaranimada Somaliland.

DSC_0913 (1)

Munaasabaddaas oo si weyn loo soo agaasimay oo ay si weyn isaga xilsaaren Jaaliyada Somaliland ee magaalada london, Xaflada waxa ka hadlay xubno  xisbiga Lobour UK oo uga mahadnaqay kaalintii codaynte ee jaaliyada ee doorashadii dhawaan.Waxa ka heesay Farxaan Badacas iyadoo fanaaniin kale la sugayo.

WP_20150517_21_04_23_Pro1-300x169WP_20150517_19_37_40_Pro-300x169

musharaxa xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen . Waxa joobta jooga hugaanka xisbiyada qaranka ee Yurub iyo UK ba. Waa xaflad la isku arkay.

DSC_0081-300x200DSC08996-300x170 (1)

 

C/laahi M. Cali
Wareiye C/laahi M. Cali

DSC09002-300x170

 

 

 

 

 

 

 

 

La soco

 

 

 

fikirkaaga

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here