Hargeysa, (HargeisaPress) —Waxa maanta ciyaar aad u xamaasad badani ay dhex mari doontaa xulalka gobolada Daadmadheedh iyo Saaxil,iyada oo xulkii soo baxaa ay ciyaarta ugu danbaysa la ciyaari doonaan xulka gobolka Awdal oo iyagu shalay ka soo badiyay xulka gobolka Gabiley.
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA
https://youtu.be/ukMiS5RMbm4
HargeisaPress News Desk — Hargeysa
Follow us on Instagram: @Hargeisapress
Follow us on Twitter: @HargeisaP