Hargaysa (Hargeisa Press.com): Guddoomiyaha hay’adda barokaceyaasha iyo qoxoontiga Somaliland ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula yeeshay hay’adaha caalamiga ah iyo kuwa maxaliga ah ee ay wadashaqaynta leeyihiin.
Waxaanu madaxdii ka socotay hay’adaha kala duwan u sheegay in kulamadda caynkaasi ah looga dan leeyahay sidii qorshe isku mida ay u wada yeelan lahaayeen hay’adda qoxoontiga Somaliland iyo hay’adaha kale.
Halkan Hoose Ka Daawo Warkaasi:
Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.