Koomishanka Dorashooyinka Qaranka Oo Qaraar Adag Ka Soo Saaray Kaadhadhka Codbixinta Ee La Iibsanayo Fariin Adagna U Direy Saddexda Xisbi Qaran Iyo Shacabka Somaliland

0
968

Hargeysa, (HargeisaPress) — Guddiga komishanka Qaranka Somaliland ayaa qaraar adag kasoo saaray Kaadhadhka codbixinta ee la iibsanayo,waxaana ay fariinn adag u direen saddexda xisbi Qaran iyo shacabka Somaliland.Taliska Ciidanka Booliska Somaliland Oo Soo Bandhigay Kaadhadh Tiro Badan Oo Sifo Sharci Darro Ah Loo Iibsanayay Oo Ay Gacanta Kusoo Dhigeen.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here