Komishanka Doorashooyinka Oo Kooxihii Ka Hawl Galaayey Diiwaangelinta Codbixiyaha U Amba-bixiyay Goobihii Ay Ka Hawlgalayeen Ee Gobolka Togdheer + Muuqaal

0
780

Burco , (HargeisaPress) — Gudida Komishanka Dooroshooyinka Qaranka ayaa saaka u Amba-bixiyay Shaqaalihii ka Hawl Galayay Diiwaangalinta Codbixiyayaash Goobihii ay ku qornaayeen.

 

 

 

 

 

 

Halkan Hoose ka Daawo muuqaalka.

 

 

 

 

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here