Hay’adda Shaqaalaha Somaliland Oo Gobolada Awdal Iyo Togdheer Ka Shaqaalaysiiyey Shaqalihii Ugu Badnaa + SAWIRRO

0
796
Sharmarke Axmed Muxumed Geelle Gudoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Somaliland PHOTO FILE

Hargeysa, (HargeisaPress) —Tobabarkii Indho-Furka Kadib Guulaysteyaashii Goboladda Awdal Iyo Togdheer Oo Lagu Wareejiyey Wasaaradaha/Hay’adaha Dawladda

-Tobabar, Waydiimo Iyo Warcelin Kadib, Waxaa Si Habsami Ah U Soo Dhammaaday Qorshaynta Iyo Qaybinta Guulaysteyaashii Dhawaan Kasoo Dhex Mudhay Tartamadii Dalka Ka Qabsoomay Qaybtoodii Gobollada Awdal Iyo Togdheer

-Guulaysteyaasha Ayaa Lagu Dardaaray Horumarinta Gobolka Iyo Guud Ahaan-Ba Qaranka Waxaana Loo Ballamay Shaqo Hufan Iyo Adeeg Qof Walba Oomuwaadin Ahi Halkiisa Ku Helo.

-Adeeg Bixinta Ayaa Qayb-Weyn Ka Ah Ujeedooyinka Dawladnimada Shacabku U Samaystaan Waxaanay Mudnaan Weyn Kaga Jirtaa Waajibaadka Laga Filayo In Shaqaalaha Dawladdu U Gutaan Si Xirfad Iyo Xawli Badan Iyada Oo Dhanka Kalena Tiir Weyn Ka Ah Yoolka Sannadkan 2019 Hay’adda Shaqaalaha Dawladdu Leedahay.

HALKAN HOOSE KA DAAWO SAWIRADA

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here