Hargeysa: Xildhibaan Ka Hadlay Loolanka Loogu Jiro Guddoomiyaha Wakiillada + Muuqaal

0
879

Hargeysa, (HargeisaPress) — Xildhibaan Xaamud Cismaan Cigaal oo ka tirsan aqalka wakiillada Somaliland ayaa ka hadlay xeerar muhiim ah oo aanu golaha wakiilladu ansixin, waxa uu sidoo kale ka hadlay dhibaatooyin kale oo jiray oo ay ka mid tahay mushkiladda hubka iyo dilalka soo noqnoqday ee saraakiisha ciidamada.

 

 

Sidoo kale wuxuu sheegay in xildhibaanno isku sharaxay kursiga Cirro ee guddoomiyaha wakiillada looga baahan yahay inay golaha ka dhaadhiciyaan qorshahooda wax qabad,islamarkaana aan la siyaasadayn arrimaha golaha. Waxa uu sheegay in golaha uu hadda ka muuqdo tafaraaruq loona baahan yahay hoggaamiye mideeya.

 

 

Halkan ka Hoose ka daawo Muuqaalka Xildhibaanka

 

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here