Shirkada Somaliland Technology Innovators ee Samaynta Website-yada iyo Softwares-ka Oo sameysay qiimo dhimis balaadhan Sanadka Cusub ee 2016

0
2636

Hargeysa, (HargeisaPress) — Somaliland Technology Innovators oo marka la soo gaabiyana loo yaqaano SOMTECH waa shirkad Technology oo bixisa dhamaan adeegyada casriga ah ee technology ee kala duwa .  Shirkadan waxaa la aasaasay October 2009 waxaana xarunteedu ku daalaa caasimada magaalada hargeisa yadoo ka hawlkashana wadamo fara badan oo dinida ka mid ah – Shirkadu mudadii ay jirtay waxay qabatay adeegyo fara badan oo la jaanqaadaya technologyada casriga ah ee aduunyada horu martay.

 

shirkadu waxay xafiisyo ku leedahay dalka gudihiisa iyo dabadiisa Wadamada ay ka hawl gasho shirkadu Shirkada Somtech waxay ka hawl gashaa Dalka ingiriiska oo ay xaruntooda ugu wayni ku taalo sidoo kale waxay ka hawl gashaa dalka imaaraadka carabda magaalo madaxtiisa Dubai ,Nairobi ,Djabuti, iyo Somaliland oo ah xarunta geeska Africa.

 

 

Shirkada somtech waxay dalka ka hir gelisay mashaariic fara badan oo la jaanqaadaya kuwa dunida horumartay technologyada ay isticmaalaan mashaariicdan oo ah qaar guul ah oo ilaa iminka shaqeenaya wax cilad ah aan lagu haynin.

 

  1. Inland Revenue & Taxation Management Software (Wasaarada Maaliyada Cashuuraha Bariga)
  2. Local Network Installation and Visitors Management System (Madaxtooyada JSL)
  3. WAN Network Installation Point to Point (Horn Cable TV)
  4. Protocol and Security Database Management System (Wasaarada Arimaha Dibeda)
  5. Hospital Database Management System ( Manhal Specialty Hospital Hargeisa & Boosaaso )
  6. School Database Management System (Irshad Schools Hargeisa)
  7. Finger print Attendance and Protocol system (Madaxtooyada JSL)
  8. Inventory Database System (Ariir Gen Trd.Co )
  9. Website development and hosting www.moesomaliland.com (Wasaarada Waxbarashada)
  10. Website development and hosting www.mohsomaliland.com (Wasaarada Caafimaadka)
  11. Website development and hosting www.ishamedia.com (Warbaahin)
  12. Website development and hosting www.somhealth.com (shirkada SOMHEALTH)
  13. WAN Network Installation Point to Point & File server Installation (SLNTV)
  14. Website development and hosting www.laascaanoodnews.com (Warbaahin)
  15. Website development and hosting www.magudhenews.com (Warbaahin)
  16. Website development and hosting www.boorameonline.com (Warbaahin)

 

Hawl wadeenada Shirkada SOMTECH -Shirkada somtech xafiiskeeda hargeisa waxaa ka hawl kala hawl wadeeno ku dhawdhaw 20-qof oo iskugu jira ajanabi iyo muwaadiniinba . – Shaqaalaha shirkada waxaa ay u kala baxaan maamul iyo farsamo.

 

Telephones: +252-63-4423468, 0634814631, 0634419271(Telesom) +252-7-9550655(Somtel) Website: www.somtech.info Email: somtech@somtech.info Face book: Somtech Company,Behind Hargeisa Group Hospital

 

www.somtech.info

 

LEAVE A REPLY