Hargeysa: Khilaafka u dhexeeyay Ganacsatada iyo Xukuumada Somaliland Go`aan laga gaadhay

0
866

Hargeysa, (HargeisaPress) —Waxa kulan yeeshay Masuuliyiinta shirkadaha Ganacsiga Dalka, Maamulka sare ee Dekedda Berbera iyo Xukuumadda. Kulankani Waxa Hada Go`aan laga gaadhay Khilaafkii u dhexeeyay Ganacsatada Somaliland iyo Maamulka Dekeda Berbra. waxana la isku raacay Qodobadan.

 

  1. In sideeda loo daayo Korodhsiimadii lagu sameeyay Handling Charge-ka ay dekedu Qaado kaasi oo ahaa Containerka 40ft laga qaado 200$ iyo ka 20ft 100$
    2 in rate-ka dekeda noqdo 7000shlsl
    3 in la joojiyo lacagaha overtime ee laga qaado ganacsatada waqtiyada caadiga ah ee shaqadu socoto
    4 in mudada uu xaqa u leeyahay ganacsaduhu noqoto 14 cisho oo ka bilaabmaysa maalinta dhulka alaabta loo dhigo.( taasi waxa ay hore u ahayd 7 cisho)
    5 in la joojiyo lacagta lagu goosto D/O taasi oo ahayd 50$
    6 in alaabta hada dekeda taala dhamaanteed aan laga qaadin wax Storage ah.

 

 

LA SOCO WARKA OO DHAN………

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here